Get Adobe Flash player

BOQASHADA DADKA









Learn Quran

Cilmu Tajwiid

Quraan Aqriska

Flash MP3 Player

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

سورة يوسف مشاري العفاسي

Welcome To Daarulculum online

waa machad online ah oo aad ka baran karto diinta islaamka meel walba oo aad dunida ka joogt macahd ku wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon uleh durusta ay bixinayaan iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka ah waxaa loo tababaray soo saarida qoys islaami ah waxaa wax lagugu barayaa qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga hadaba ,Machadka waxa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo cirooleba machadka waxa uu qaadanayaa arday isugu jirto bilow dhexdhexaad iyo dhameestir intaba wax barashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu timid waa fursad qaali ah hadaba duruusta macahadka kabaxa waaxaa kamida

  •  Xifdiga Quraanka Kariimka ah{ oo lagu baranayo tajwiid}

  • barashada higaada iyo akhrinta oo carabi kubaxaysa

  • Barashada Caqiidada & Aasaaska Islamka 

  • Barashada Axaadiista Rasuulka (SCW)

  •  Barashada Salaada  iyo Axkaamteeda

  • Barashada Ducooyinka iyo Tarbiyada Islaamka

  • Barashada Luuqada Carabiga 

  • waxaa kaloo bishaara ah in dadka doonaya kutubta iyo funuunta kala duwan ee cilmiga ay diyaar uyihiin sida

  • tafsiirka quraanka kariimka ah

  • siirada rasuulka (scw)

  • fiqhiga(axkaamta)

  • axaadiithta

  • naxwaha

  • sarfiga

  • balaagada

We are Daarulculum online Our aim insha’Allah is to help children and adults of all ages to learn the holy Quran with Tajweed whether they are complete beginners, have some prior knowledge or aleady possess advanced reading skills. Our trained male and female staff provide 1-to-1 tuition at a pace and schedule to suit everyone. With over 3 years of experience, we currently provide tuition services to adults and children living in USA, UK, Canada, Australia, Gulf Countries, East Africa  and Somalia.

RIIX HALKAN (DIIWAANGELIN)

KnipselMMMM


email-32

E-mail: tahaliilabdi@gmail.com

skype_circle_color-32

Skype: daarulculuum114

phone-32

Viber:  +252634154411

mobile-32

IMO: +252634154411

mobile-32

Whatsapp: +252634154411


Cattura.


logo


 

RIIX CALL SKYPE

skype-quran-classes

DIGSO SKYPE

index

da3m-ph

BARO SALADA

salaada

SOMALIA – Dubai

Adkaar waysada

Ka Baro Quranka

pro2

pro1

mobileSM

quraanka

 Copyright © 2017. All Rights Reserved.

Farsamadii Afgaay Technology

FADLAN NAGALA SOO XARIIR CINWANADAAN